Maxkamad ku taalla Giriiga oo sabab yaab leh xukun ugu riday Shiikh Shariif

Wadaad ku nool gobolka galbeedka Giriigga ee Thrace ayaa lagu xukumay xabsi 80 maalmood ah, kaddib markii lagu eedeeyay inuu dowladda gacan dhaafay oo salaad Jimce dujiyey isagoo aan fasax heysan, taasoo ka yaabisay muslimiin badan oo ku nool caalamka. Shiikh Sharif Ibrahim waa mufti asal ahaan ka soo jeeda dalka turkiga oo laga doortay … Continue reading Maxkamad ku taalla Giriiga oo sabab yaab leh xukun ugu riday Shiikh Shariif